Ninkii ka dambeeyey qaraxii ka dhacay degmada Xamar-weye oo gacanta lagu dhigay

Guddoomiye Ku-xigeenka dhinaca amniga iyo Siyaasada Maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey qarax ka dhacay meel ku dhow Saldhiga Booliska degmada Xamar-weyne. Cali Yare Cali ayaa sheegay in Nin watay jaakad waxyaabaha Qarxa ku xirneyd ay markii hore shacabka ka shakiyeen, isla markaana uu tuuray Jaakada Qaraxday xili ay ceyrsanayeen ciidamada … Continue reading Ninkii ka dambeeyey qaraxii ka dhacay degmada Xamar-weye oo gacanta lagu dhigay